Sie sind auf Seite 1von 3

STORY: AMISOM oo siineyso ciidamada ammaanka ee

Soomaaliya tababar ku aaddan kobcinta haweenka ku


jira qaybta amniga
DURATION: 2:15
SOURCE: AMISOM PUBLIC INFORMATION
RESTRICTIONS: This media asset is free for editorial
broadcast, print, online and radio use. It is not to be sold
on and is restricted for other purposes. All enquiries to
thenewsroom@auunist.org
CREDIT REQUIRED: AMISOM PUBLIC INFORMATION
LANGUAGE: ENGLISH/SOMALI/NATURAL SOUND
DATELINE: 22/NOV/2017, MOGADISHU, SOMALIA

SHOT LIST:

1. Wide shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
2. Med shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
3. Close up, a participant present during the Security Sector Gender Training
workshop
4. Wide shot, Ambassador Francisco Madeira, the Special Representative of the
Chairperson of the African Union Commission for Somalia and Olad Abdulahi
Roobe, the Deputy Minister of Defence
5. Med shot, Ambassador Francisco Madeira, the Special Representative of the
Chairperson of the African Union Commission for Somalia and Olad Abdulahi
Roobe, the Federal Deputy Minister of Defence
6. Close up, Olad Abdulahi Roobe, the Federal Deputy Minister of Defence
7. SOUNDBITE: (ENGLISH) AMBASSADOR FRANCISCO MADEIRA, SPECIAL
REPRESENTATIVE OF THE CHAIRPERSON OF THE AFRICAN UNION COMMISSION
FOR SOMALIA.
The UN Security Council resolution 2372 in (extending) the new mandate for
AMISOM, places emphasis on upholding accountability, accountable security
forces that comply with international obligations, particularly international
humanitarian law and international human rights law. Protection of women and
gender equality is paramount in that commitment.

8. Wide shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
9. Med shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
10. Close up, a participant present during the Security Sector Gender Training
workshop
11. Close up, Jim Haggerty, Somalia Conflict, Security and Stability Fund (CSSF)
Programme Lead and Stabilization Adviser
12. SOUNDBITE: (SOMALI) OLAD ABDULAHI ROOBE, FEDERAL DEPUTY MINISTER OF
DEFENCE, SOMALIA.
If there are no rights for women, then there are no rights for all humanity. If we
safeguard the rights of women, thats when we can say that we have
safeguarded the rights of all humanity. Thats why it is important for us to come
out and promote women rights.

13. Med shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
14. Wide shot, Captain Idil Hassan, Somali Police Force
15. Med shot, Captain Idil Hassan, Somali Police Force
16. Close up, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
17. Med shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop
18. Wide shot, participants present during the Security Sector Gender Training
workshop

STORY

AMISOM oo siineyso ciidamada ammaanka ee Soomaaliya tababar ku aaddan


kobcinta haweenka ku jira qaybta amniga

Mogadishu, 22 Nofeembar 2017 - Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa


waxaa ay siminaar labo maalmood socon doona u qaban-qaabisay xubnaha ka tirsan
Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya kaas oo ku aaddan sida loo kobcin lahaa
haweenka lana taageerro ku darista haweenka arrimaha goobta shaqada.
Tababarka la siinayo ugu yaraan 32 shakshi oo ka mid ah shaqaalaha qaybta amniga
oo ka kala socda Dowladda Federaalka ah iyo xubnaha federaalka ayaa waxaa gacan
ka geysanaya Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya.
Danjire Francisco Caetano Madeira oo ah Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha
Guddiga Midowga Afrika ee u fadhiya Soomaaliya ayaa xilli uu furayay siminaarka ka
dhacaya caasimadda sheegay in tababarka uu waafajin doono ciidamada ammaanka
ee Soomaaliya qaab-dhismeedyada ka jira caalamka iyo gobolka oo ay dhiseen
Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.
Qaraarka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ee caddadkiisu yahay 2372 ee
(ku darista) waajibaadka cusub ee AMISOM, waxaa uu xoogga saaraya dhowrista
isla-xisaabtanka, in la helo ciidamo amni oo lala xisaabtami karo kuwaas oo u
hooggaansan waajibaadyada caalamiga, gaar ahaan dhinaca Xeerka Caalamiga ah ee
Baniaaddinimada iyo Xeerka Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha. Ilaalinta
haweenka iyo sinnaanta jinsiga waa muhiim, ayuu hadalkiisa ku yiri Danjire
Madeira.
Tababarka oo laga bilaabi doono maamul goboleedyada waxaa uu qayb ka yahay
mashruuca AMISOM ee karti dhisidda jinsiga ee loogu talagalay ciidamada
ammaanka ee Soomaaliya.
Mudane Jim Haggerty, oo ah Madaxa Barnaamijka Sanduuqa Colaadda, Amniga iyo
Xasilloonida ee Soomaaliya iyo La Taliyaha Xasilinta ee Safaaradda Ingiriiska, ayaa
ballanqaaday in ay sii wadayaan taageeridda mashruuca.
Inta aan awoodno, waan sii wadeynaa in aan taageerno u fidinno barnaamijkan iyo
barnaamijyo kale oo ka soo farcama bilooyinka iyo sanadaha soo socdaba, ayuu yiri.
Ku xigeenka Wasiirka Difaaca ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane
Colaad Cabdullaahi Rooble, ayaa aqoonsaday muhiimadda ay leedahay in haweenka
la siiyo fursado siman, gaar ahaan dhinaca jegooyinka goaan gaaridda.
Haddii aysan jirin xuquuqda haweenka, marka ma jirto xuquuqda baniaaddanka.
Haddii aan dhowrno xuquuqda haweenka, waa markaas marka aan dhihi karno
waxaan dhowrnay xuquuqda baniaaddamka, ayuu ku yiri ka qayb-galayaasha
siminaarka.
Waa sidaasi darteed ayay muhiim inoogu tahay in aan soo baxno oo aan
horumarinno xuquuqda haweenka.

DHAMMAAD

Das könnte Ihnen auch gefallen